Doorashadu waa 13-ka Sebtembar

Xaggee ayaad rabtaa inaad ka codayso? Waxaan kaa caawinaynaa inaad u qorshayso doorashada oo aad hesho goobtaada ugu dhow ee codbixinta hore. Si aan u kaydinno qorshahaaga oo aan kuu xasuusinno, geli macluumaadka soo socda – ka dibna waan bilaabaynaa qorshaynta!